Contatti
Info
Halkani waxaad ka dhageysan kartaa guud ahaan barnaamijyada Radio Deegaan Codka Geeska. Af Soomaali. Afsoomaali. Somali.
29 MAG 2021 · Waa barnaamij hab wareysi ah u dhacaya oo uu qoraaga uga Jawaabayo su'aalo cilmiyeysan oo dhiiragelin iyo wacyigelin. Qoraa Suldaan Maxamed Suldaan Ibraahim Suldaan Garyare
28 FEB 2021 · Waa wareysi xiiso leh oo uu Qore Cabdifataax Baanacaymuun siyay Harbi Amir
1 GEN 2021 · Raac talooyinka ay hay'adaha caafimaadka soo jeediyeen. La soco warbixinnada joogtada ah ee ku saaabsan safmarka covid19. Waa Aqoonyahan Cabdullaahi Abuukar Muuddey
14 AGO 2020 · Halgamaa Omar Fure wuxuu ku xidhanyahay jeelka Samara, Caasimadda Kililka Canfarta. Hussein Omar Fure oo aan khadka telefoonka kula xidhiidhney ayaa ka deyrinaya nolosha uu aabihii ku noolyahay.
13 AGO 2020 · HALGAMAAGII WEYNAA ADEN ROBLEH AWALEH OO MADAXWEYNA JIBUUTI KU SIFEEYEY NIN AAN JECLEYN DIMUUQIRAADIYADDA.
4 AGO 2020 · Wareysi Xasaasi ah oo ku Saabsan Doorashada Somaliland Salal iyo Awdal
31 LUG 2020 · waa barnaamij aan ugu talo galnay munaasabadda ciidda carafo.
31 LUG 2020 · waa barnaamij aan ugu talo galnay munaasabadda ciidda carafo.
31 LUG 2020 · waa barnaamij aan ugu talo galnay munaasabadda ciidda carafo.
18 LUG 2020 · Waa qaybtii 3 aad iyo Wareysi xasaasi ah - Yaa qaadaya mas'uuliyadda haddii burbur dhaco - Axmed Riyaale Buux oo marti ku ah Barnaamijka Geeska Afrika iyo Maanta.
Halkani waxaad ka dhageysan kartaa guud ahaan barnaamijyada Radio Deegaan Codka Geeska. Af Soomaali. Afsoomaali. Somali.
Informazioni
Autore | Deegaan Codka Geeska |
Organizzazione | Deegaan Codka Geeska |
Categorie | Musica: interviste |
Sito | - |
deegaancd@icloud.com |
Copyright 2024 - Spreaker Inc. an iHeartMedia Company