Copertina del podcast

Nasir Cadceed

  • Axkaamta Bisha Ramadaan

    12 APR 2021 · Axkaamta Bisha Ramadaan oo kooban, Wax ka ogow qayb kamid ah arrimaha bisha soonka ku saabsan, Goorma ayaa la waajibiyay? Meeqa soon ayuu nabiga soomay? Maxaa soonka buriya, Maxaa soonka u fiican?
    Ascoltato 19 min. 21 sec.
  • Qiso aad u xanuun badan iyo dhibka Xanuunka isku buuqa

    10 APR 2021 · Waa Qiso aad u xanuun badan oo ku dhacday Maxammed Deeq, wuxuu nala wadaagay dhibkii uu ka soo maray xanuunka isku buuqa walalka iyo walbahaarka, sidoo kale wuxuu nala wadaagay sida uu dhibkas uga baxay.
    Ascoltato 19 min. 24 sec.
  • Aayadaha Xasiloonida

    31 GEN 2020 · Aayadahan waxaa la dhahaa Aayadaha Xasiloonida, Waa aayado Nabiga ku soo degay isagoo xaalada adag ku sugan, ilaahayna uga qaaday wixii haystay. Culumada oo u kuur galay aayadahan waxay soo ogaadeen in aayadahan yihiin kuwa saamayn leh. ilaahay ha nagu anfaco dhibkana hanaga qaado.
    Ascoltato 5 min. 41 sec.
  • Sidee ku hormarin kartaa Naftaada

    26 DIC 2019 · Erayga hormarinta nafta ama waxa loo yaqaan self-developemt, waa eray ku cusub dadka Soomaaliyeed, wayna adagtahay in aad qofka u sharaxdid sida ay muhiim u tahay hormarinta nafta. Aduunka aan maanta ku noolnahay ee hormaray lacago badan ayaa lagu bixiyaa sidii qofka loo hormarin lahaa shirkado badan ayaa u furan la talinta iyo hagaajinta qofka. Waxaan rabaa in aan kula wadaago 3 arrin oo sabab u noqon karta in aad ka cabsatid hormarinta naftaada, isla markaana waxaan kula wadaagi doonaa shan arrin oo sabab u noqon karta ama kuu horseedi karta hormar iyo noolal aad ku qanacsantahay.
    Ascoltato 17 min. 19 sec.
  • Sida loo qaato go'aamada iyo sababaha tala xumada keena

    25 DIC 2019 · Ma sahlana in qofku go'aan qaato, saas dardeed, Barnaamijkaan waxaan uga hadlaynaa calaamadaha lagu garto qofka go'aanka leh, sidoo kale calaamadaha qofka go'aanka aan lahayn. iyo qodob kuu sahli kara qaadashada go'aamo caafimaad qaba.
    Ascoltato 10 min. 6 sec.
  • Weli busaarad, shiit ma noqotay? Episode 3 - Nasir Cadceed

    15 DIC 2019 · Lacag la’aan dhaqaale xumo iyo baahi dad kale qofkasta qatar ayuu ugu sugan yahay!! Saas ay tahay waxaa fiican in aad dadka maarantid, haddaba Sidee uga maarmi kartaa dadka kale? Sidee Dhaqaale u samaysan kartaa?
    Ascoltato 9 min. 30 sec.
  • Bustaha hoostiisa iyo kala hadaaddaEpisode 2 - Nasir Cadceed

    14 DIC 2019 · Waa subax sabti ah jawi qaboow macaan yahay, dad badan bustaha ku hoos jiraan. Dhagayso barnaamij laga yaaba in aad iska dhex maqashid. Nasir Cadceed. 2019
    Ascoltato 6 min. 48 sec.
  • Ha dhiman intaadan dhiman ka hor

    17 MAR 2019 · Waxaan uga hadlayaa oo talo siinaya dadka Cabsida geerida iyo sida aad uga gudbi karan.
    Ascoltato 9 min. 9 sec.
Ku soo dhowaada Barnaaminka Kulanka Axadda oo aad axad kasta kala socotaan Codka Nasir Cadceed. sii qaybi
Contatti
Informazioni

Sembra che non tu non abbia alcun episodio attivo

Sfoglia il catalogo di Spreaker per scoprire nuovi contenuti

Corrente

Copertina del podcast

Sembra che non ci sia nessun episodio nella tua coda

Sfoglia il catalogo di Spreaker per scoprire nuovi contenuti

Successivo

Copertina dell'episodio Copertina dell'episodio

Che silenzio che c’è...

È tempo di scoprire nuovi episodi!

Scopri
La tua Libreria
Cerca