Copertina del podcast

Hiloow

  • 19. Saamaynta Is-beddelka cimiladu ku leedahay fulinta waajibaadka diinta

    13 GIU 2024 · Shiikh Cumar Shiiq Shaami Maxamed Cismaan Xasan Xamdi Axmed Ibraahim
    Ascoltato 1 h 5 min. 48 sec.
  • 18. Ka Hortaga Fatahaada iyo Doorka Bulshada

    30 MAG 2024 · - Sacdiyo Maxamed Nuur Buris - Ali Maxamuud Cadow  - Cumar Xasan Cismaan
    Ascoltato 1 h 12 min. 21 sec.
  • 17. Qasaaraha Fatahaada Harbarwaaqo

    2 MAG 2024 · Maxamed Xasan Cismaan Dahabo Xasan Ibraahim Faaduma Cali Damaleey
    Ascoltato 1 h 16 sec.
  • Ascoltato 59 min. 19 sec.
  • Ascoltato 1 h 6 min. 26 sec.
  • 14. Mamnuucida bacaha halka mar la isticmaalo

    29 FEB 2024 · Magacyada martida waa Marwo Sacdiyo Maxamed Nuur Buris iyo Maxamed Xuseen Waasuge
    Ascoltato 1 h 5 min. 58 sec.
  • 13. Dib u Heshiisiin Bulsho - Qeybtii 2aad

    15 FEB 2024 · Barnaamijka Hiloow waxaa ah mid aad dhheysateen sanadkii hore oo aan dib idinkugu soo celinay ayaa waxaa marti inoogu ah - Nabadoon Maxamed Xasan Jaaki Macaani oo ka tirsan Shabakada Nabadeeynta Hirshabelle ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan IPN - Iskuduwaha Wasaaradda Ganacsiga & warshadaha G/sh/dhexe Cumar Xaaji Maxamed - Dr Shukri Xirsi diiriye
    Ascoltato 1 h 52 sec.
  • 12. Ardayda iyo ka Hortagga Daroogada

    25 GEN 2024 · Barnaamijka maanta waxaan ku soo qaadaneynaa insha laaha ka hortaga Isticmaalka Muqaadaraadka Aradada. Cabdikariin Cumar Moalim Caaloos leh Macalin Shukri Maxamed Dhiblaawe, Deeqo Axmed Yare & Maxamed Axmed Diite
    Ascoltato 1 h 20 sec.
  • 11. Isu Gumasho

    28 DIC 2023 · Maanta waxaan ugu hadli doonaa isu gurmadka walaahi ay dhibateyeen fatahaadihii & weliba daadadkii ka dhashay robaabkii lIxaadka lahaa ee ku dhuftay gobolo badan oo Soomaaliya ka mid ah gaar ahaan Degaanada Hirshabelle. Barnaamijka Galabta waxaa marti igu ah Wasirkuxigeenka Wasaarada Ganacsiga Hirshabelle Maxamed Yuusuf Caloow & Shukri Cali Maxamed oo ka tirsan Barakacayaasha Degmada Jowhar.
    Ascoltato 53 min. 52 sec.
  • 10. Daadadla Soomaaliya & Saameyntooda

    30 NOV 2023 · Barnaamijka waxaa maarti inoogu ah Faadumo Faarax Jimcaale oo ka tirsan Xildhibanada Golaha Degaanka Degmada Jowhar & Ustaada Cumar Saalax oo ah aqoonyahan aad ugu xeer dheer Arimaha Isbedelka Cimilada. Waxaana maanta Barnaamijka ugu hadli doonaa arimahii ugu danbeeyay ee daadadka ka dhashay robabkii lixaadka lahaa ee ka da,ay Soomaaliya.
    Ascoltato 1 h 2 min. 27 sec.

*Hiloow* waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Hirshabelle. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u heshiisiinta iyo nabadda .....

mostra di più
*Hiloow* waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Hirshabelle. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u heshiisiinta iyo nabadda .. taas waxaan u mari doonnaa heeso wacyigelin ah, gabay, sheekooyin, ruwaayada iyo wareysiyo -- barnaamijku waxuu dhiirri gelinayaa in arrimahaas aan kor ku soo xusnay laga gaaro fahan wanaagsan. *Hiloow* waxaa soo jeedin doono Cabdikariin Omar Moalim (Aaloos) ah asagoo la kaashanaaya hayàdda Berghof Foundation oo ay taageereyso Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jarmalka.
mostra meno
Contatti
Informazioni

Sembra che non tu non abbia alcun episodio attivo

Sfoglia il catalogo di Spreaker per scoprire nuovi contenuti

Corrente

Copertina del podcast

Sembra che non ci sia nessun episodio nella tua coda

Sfoglia il catalogo di Spreaker per scoprire nuovi contenuti

Successivo

Copertina dell'episodio Copertina dell'episodio

Che silenzio che c’è...

È tempo di scoprire nuovi episodi!

Scopri
La tua Libreria
Cerca