Copertina del podcast

Garasho-wadaag

  • 39. Raadadka Odayaasha Dhaqanka

    6 GIU 2024 · Sahra Maxamuud Maxamed  iyo Cismaan Cali Sheikh Axmed
    Ascoltato 1 h 28 min. 43 sec.
  • 38. Ka Jawaabidda Is-bedelka Cimilada oo la Hayàdeey

    23 MAG 2024 · Yurub Muxiyadiin Sheikh Cali   iyo Cabdifitaax Cabdulaahi Xuseen
    Ascoltato 1 h 28 min. 34 sec.
  • 37. Gù Khayr Qaba!

    9 MAG 2024 · Falis Abshir Guuleed iyo Shamso Diiriye Kulmiye
    Ascoltato 1 h 14 min. 22 sec.
  • 36. Aargoosiga bogsiin lagu badalo

    25 APR 2024 · - Maymuun Calinuur Gayfane - Xirsi Yusuf Barre 
    Ascoltato 1 h 21 min. 36 sec.
  • Ascoltato 1 h 22 min. 48 sec.
  • Ascoltato 1 h 15 min. 4 sec.
  • 33. Deegaan Nadiif ah oo caafimaad qaba oo si nabad ah loogu wada noolyahay

    22 FEB 2024 · - Nasteexo Cali Xasan, oo kamid ah beecmushtariinta Gaalkacyo - Asad Khalifa Jamac, oo ah Gudoomiyaha Dhalinyarta Gaalkacyo
    Ascoltato 1 h 23 min. 37 sec.
  • 32. Xaaja Nimaan Oqoon, Indhuhuu Ka Ridaa

    25 GEN 2024 · Burhaan Cabdulaahi, leh - Abshiro Cali Geedi - Deeq Aadan Cali
    Ascoltato 1 h 32 min. 3 sec.
  • 31. Laba Musiiba oo is Xigtay

    14 DIC 2023 · Taxanaha 31-aad waxaan uga hadli doonaa Dhibaatooyinka ka dhashay fatahaadihii ka dhashay Roobabkii xoogganaa ee bilihii la soo dhaafay ka da,ay deegaano badan oo Soomaaliya ka tirsan gaar ahaan Galmudug. Waxaa barnaaminka Beri oo Khamiis ah marti noogu ah Agaasimaha Guud ee Wasaardda Gar-gaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Galmudug Maxamed Cabdulaahi Cali iyo Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Gobalka Baashi Cali Xaashi. Kaalinta Wasaaradda ee dhibaatooyinka ka dhashay doofaanta Elnino iyo Doorka Warbaahintu ee tabinta iyo ka warbixinta xaaladda ay ku sugan yihiin bulshada uu saameynta balaraan u gaystay Daadadks iyo iyo Roobabku.
    Ascoltato 1 h 26 min. 25 sec.
  • 30. Beerta aan ku kulano

    2 NOV 2023 · Axmed Maxamed Cabdi & Sharmarke Tahaliil Aadan
    Ascoltato 1 h 22 min. 54 sec.

Garasho-wadaag waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Galmudug. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u heshiisiinta iyo nabadda .....

mostra di più
Garasho-wadaag waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Galmudug. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u heshiisiinta iyo nabadda .. taas waxaan u mari doonnaa heeso wacyigelin ah, gabay, sheekooyin, ruwaayada iyo wareysiyo -- barnaamijku waxuu dhiirri gelinayaa in arrimahaas aan kor ku soo xusnay laga gaaro fahan wanaagsan. Sadexdii usbuucba hal mar yauu ba waxuu bixidoonaa. Garasho-wadaag waxaa soo jeedin doono Maxamed Dhagacadde oo ah blogger reer Galmudug ah asagoo la kaashanaaya hayàdda Berghof Foundation oo ay taageereyso Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jarmalka.
mostra meno
Contatti
Informazioni

Sembra che non tu non abbia alcun episodio attivo

Sfoglia il catalogo di Spreaker per scoprire nuovi contenuti

Corrente

Copertina del podcast

Sembra che non ci sia nessun episodio nella tua coda

Sfoglia il catalogo di Spreaker per scoprire nuovi contenuti

Successivo

Copertina dell'episodio Copertina dell'episodio

Che silenzio che c’è...

È tempo di scoprire nuovi episodi!

Scopri
La tua Libreria
Cerca